Laga bilaabo Hal wax soo saar ilaa Kumanyaal 3M waxay lahayd bilowgeedii 1902 goob yar oo ku taala waqooyiga Minnesota. 3m xarumaheeda Saint Paul waxay kobceen si ay u noqdaan wadnaha shirkada wayn intiii u dhexaysay 1910 ilaa 1962. Waxaa la aasaasay…

1910-19623M waxay ku taalay Dhinaca Bari ee Saint Paul ugu badnaan 100 sanadood oo shirkadu waxay saldhig ku lahayd ilaa 1962. Markaas dhex safarto goobta xarunta taariikhiga ah ee 2M, waxaad la kulmi doontaa taxane fareemo sawiro ku muujinsanyihiin…

Ka shaqayna Wanaajinta Shaqad Shaqaalaha badankooda Warshada Saint Paul waxay ka shaqeeyeen warashada oo waxay heleen mushahar saacadle ah. Shirkaddu waxay raadisay inay bixiso mushahar sareeya iyo xaalado shaqo oo la badbar dhigi karo shirkadaha…

“Waxaan doonaya inaan ka shaqeeyo 3M” Qaar badan oo shaqaalihii hore ee 3M, ay ka mid yihiin William L. McKnight iyo Archibald G. Bush, waxay lahaayeen tababar “ganacsi” ama tababar dugsi sare oo :”fanka makaanikada ah.” Markii William Viervering la…

Birta calanka ee dhererkeedu ahay 66 fuudh waxaa laga taagay koonaha Bush iyo Mendota dhinaca dhismaha maamulka ( Dhismaha 21) Sebtambar 1941. Bishii Oktoobar 4, 1941, Naadiga 3M waxa uu kafiishay xaflada calan saarka. Calanku waxa uu dul babadday…

3M waxay si joogta ah u horumarisay mishiino iyo Teknoolajiga si loo horumariyo, loo soo saaro, oo loo iibiyo alaabteeda. Taas ka sakow, waxay ku tiirsanayd dadkeeda si shaqada loo sameeyo. Qaar ka mid ah shaqooyinka in dheeraad ah ma jiraan ama…