3M & Saint Paul/Bogga websaydka ugu muhiimsan

Minnesota Mining and Manufacturing, maadaama 3M asal ahaan lagu magacaabay, ay ka soo guurtayTwo Harbors, MN un aguurtay xaafada Dayton's Bluff ee St. Paul sanadkii1910 oo ay saldhiga kulahayd halkaa ilaa 1962. Shirkadu waxay ku bilowday warqadda baaleeska iyo baaleeka oogada lagu xoqo, oo kama dambaystii waxay noqotay shirkada caalami ah oo wayn oo samaysa alaab badan oo kala duwan. 3M waxy xidhay dhammaan hawlgaladii goobteeda Dayton Bluff 2009. Barnaamijka turjumaada goobta ah iyo ishan onlaynka waxaa lagu sameeyay maalgelinta Masuuliyada Saint Paul Port si ay u caawiso inay sheegto sheekada, iyo sidii qayb fududaynta burburinta dhismayaasha taariikhiga ah ee xarunta.

  • Para hacer el recorrido en español, haga clic aquí: Español
  • Xav mus saib qhov no ua lus Hmoob, nias rau ntawm no: Hmoob
  • To view this tour in English, click here: English

3M & Saint Paul

1910-19623M waxay ku taalay Dhinaca Bari ee Saint Paul ugu badnaan 100 sanadood oo shirkadu waxay saldhig ku lahayd ilaa 1962. Markaas dhex safarto goobta xarunta taariikhiga ah ee 2M, waxaad la kulmi doontaa taxane fareemo sawiro ku muujinsanyihiin…

Sheekada 3M

Laga bilaabo Hal wax soo saar ilaa Kumanyaal 3M waxay lahayd bilowgeedii 1902 goob yar oo ku taala waqooyiga Minnesota. 3m xarumaheeda Saint Paul waxay kobceen si ay u noqdaan wadnaha shirkada wayn intiii u dhexaysay 1910 ilaa 1962. Waxaa la aasaasay…

Abuurka & Horumarka 3M

Sanadihii hore ee Saint Paul Marka Shirkada Macdanta iyo Warshadaynta Minnesota ay ka soo guurtay Duluth una soo guurtay Saint Paul 1920, dhammaan xafiisyada shirkada iyo hawlagalada warshadaynta waxaa hoy u ahayd dhisme yar oo ku yalay Forest Street…

Suuq gaynta 3M & Alaabteeda

Alaabta Warshadaha & Ganacsiga Iibiyayaashu waxay aahaayeen suuq geeyayaasha koowaad ee warqaddaha baalayska 3M iyo marada baaleeska “Three-M-ite”. Ka dib hogaankii William L. McKnight iyo Archibald G. Bush, waxay tegeen qalabka guryaha iyo…

Dadka & Wakhtiyada: 3M & Saint Paul’s East Side

Warshada iyo Ganacsiga 3M meeshada ku dhinactaal khadka tareenku maro waxaa ka xigay galbeed iyo koonfur suuqyada ganacsiga ee Arcade iyo East Seventh. Waxay ku taal bandhtanka bulsho madani oo horumaysay oo ku dartay warshada xaafadaha la dego ee…

Hiigsiga & Koboca 3M

Bilwogii Fikrada Koboca 3M laga bilaabo bilowgeedii iska hooseeyay ee 1902 ilaa ay ka noqotay shirkad caalami ah waxaa sabab u ahaa himilada iyo dedaalka. Afarta shirkadood ee aasaasay waxay lahaayeen hiigsiga warshadaynta korondhamka si loogu…

Wax sooraarka xabagta & Warshadaynta

3M CASRIYAYNTA WAX SOO SAARKA XABAGTA Xabagta Sheekada Duubka xabagta Duubabka xabagta ee qiyaasta iyo xabagaynta ee cadaadiska xasaasiga ku ah waxaa lagu dahaadhaa xabag lagu dhejiyo xejiye debcsan. Shirkadu waxay u adeegsatay khibradeeda dahaadhka…

Alaabta Baaleeska & Warshadaynta

3M CASRIYAYNTA WAX SOO SAARKA BAALEESKA Baaleeska: Sheekada Warqaddaha baaleeska 3m waxay bilowday warshadaynta alaab keliya, warqaddaha baaleeska ah, 1905 xaga warshadada Duluth. Warqadda baaleeska weli waxay ahayd alaabta keliya marka shirkadu ay u…

Mashiinada, Agabka & Injineernimada

Mashiinada iyo Qalabka: Qayb muhiim ah oo Nidaamka Wax soo saarida ah 1928, 3M waxay ka dhistay dukaankeedii mishiinka ee u horaysay qaybta hoose ee Dhismaha 2. Saddexda makaani iyo kow iyo toban mashiinada wax ridqa ah ee mishiinada la sameeyay iyo…

Cusboonaysiinta Xarunta Saint Paul

“Thermo-Fax”  “Dhammaan waxay ku bilaabantay marka qofka inuu gacmahiisa ka shaqaysiiyo la faro.” Markii Digtoor Carl S. Miller waxa uu samaynayeycilmi baadhida oo waxa uu qaaday qoraalada gacanta lagu qoro ee diktooraagiisa kimistariga…

3M & Dagaalkii Addunka II Dadka

Dadka 3M Juulay 1941, 3M waxaa u shaqaynayay 3,133 shaqaale ah oo ku kala firidhsanaa 4 warshadood iyo 13 waaxood iyo bakhaaro. Waxaa joogay 1.639 shaqaale ah warshada Saint Paul, 372 xafiiska Saint Paul, iyo 143 shaybaadhka cilmi baadhida ee Saint…

3M & Dagaalkii Addunka II Alaabta la soo saaray

Xabagta 3M Alaabta 3M waxaa loo isticmaalay isticmaalo cusub iyo kuwa kalana waa la sameeyay sidii qayb dedaalka dagaalka ah. In ka badan 100 nooc oo kala duwan oo xabagta “Scotch” ah ayaa la sameeyay oo la warshadeeyay si loo caawiyo wax soo…

3M Waxay ka qayb qaadatay Bulshadda

3M Waxay ka qayb qaadatay Bulshadda “Ku tabaruca, iyo ka qayb galka mashaariicda madaniga ah, 3M iyo shaqaalaha 3M waxay caawisay inay xoojiso xidhiidhka ah xidhiidhka bulshadda. Sifadan qaarka ah ee tabaruca 3M ee bulshooyinka badan taas oo ay…

Haweenka ka Shaqaynaya 3M

Haween Jooga Shaqada Haweenku waxay ka shaqeeyeen 3M ilaa sanadaheedii hore oo waxay ka ciyaareen door muhiim ah xataa doorar kala duwan oo badan. Sanadkii 1916, sanadka sharikada la sameeyay macaashkeeda koowaad oo bixisay macaash qaybsiga…

Ka helista Shaqo 3M

“Waxaan doonaya inaan ka shaqeeyo 3M” Qaar badan oo shaqaalihii hore ee 3M, ay ka mid yihiin William L. McKnight iyo Archibald G. Bush, waxay lahaayeen tababar “ganacsi” ama tababar dugsi sare oo :”fanka makaanikada ah.” Markii William…

3M & Shaqada

Ka shaqayna Wanaajinta Shaqad Shaqaalaha badankooda Warshada Saint Paul waxay ka shaqeeyeen warashada oo waxay heleen mushahar saacadle ah. Shirkaddu waxay raadisay inay bixiso mushahar sareeya iyo xaalado shaqo oo la badbar dhigi karo shirkadaha…

Dhagaxa seeska ah & Kayd taariikhi ah

Dhigista Seeka, Dhismaha 21 Maamulaha shirkada William L. McKnight, uu la socda madaxa injineerada E.M. Johnson, waa uu kormeeray rakibaada dhagaxa isku xidhaha ah Oktoobar 1939. Dhismahu waxa uu u adeega William Murphy iyo Wiilka uu dhalay Shirkada…

“Ka shaqaynta macdanta”

3M waxay u taagantahay Shirkada Macdan iyo Warshadaynta Minnesota. Laga reebo dedaalka xadidan ee lagu soo qaadanay korondhamka heerka hoose ah Crystal Bay, Minnesota, ee baaleeska 1945, shirkadu may samayn wax macdan qodis ah. Taas ka sakow,…

3M, Arrinka Qoyska

La kullan 3Mer oo inta badan waxaad heli doontaa in isaga ama iyaddu uu leeyahay xubnaha qoyska kuwaas oo ka shaqeeya 3M, qayb ka mid ah dhaqanka dheer ee 3M. Otto Meissner waxa uu ahaa tusaalaha ugu muhiimsan. Isagoo ku noolaa 668 Greenbrier, in…

Asalkii “Scotch”

“Scotch” oo ah magaca summada xabagta 3M waxaa la rumaysanyahay inay ku leedahay asalkeeda rinjiilaga baabuurta oo aan faraxsanayn kaas oo isticmaalayay xabagta qaybta aan la rinjiyaynayn lagu xidho ee 3M. Waxay ugu dhegatsay si sax ah sababtoo…

Xabagta “Scotch” Si loo Badbaadiyo Janaraal Grey

Maayo 5, 1943, Brig. Gen. Carl R. Gray, Jr., head of U.S. Hawl galada khadka tareenka ee Waqooyiga Afrika, waxay codsi u soo direen Guddoomiyaha William L. McKnight: Fadlan soo dir “Xabagta Khafiifka ah ee Scotch, , 3/4 x 2592 hiish, Khafiid, 3-…

Qaraxa: Ka jawaabida Masiibada 3M

Waxay ahayd, 12 darajo F, saacada 8:20 Subaxnimo Febraayo 8, 1951, marka qaraxu uu gilglay dhismaha macdanta ee lixda dabaq ( Dhismaha 12). Waxay burburiysa labba dabaqa, iyaddoo mugdi gelisay, waxyeelaysay warshada cabbaynta xabagta duubka ah ee ku…

Maxay Qabteen?

3M waxay si joogta ah u horumarisay mishiino iyo Teknoolajiga si loo horumariyo, loo soo saaro, oo loo iibiyo alaabteeda. Taas ka sakow, waxay ku tiirsanayd dadkeeda si shaqada loo sameeyo. Qaar ka mid ah shaqooyinka in dheeraad ah ma jiraan ama…

Birta calanka 3M

Birta calanka ee dhererkeedu ahay 66 fuudh waxaa laga taagay koonaha Bush iyo Mendota dhinaca dhismaha maamulka ( Dhismaha 21) Sebtambar 1941. Bishii Oktoobar 4, 1941, Naadiga 3M waxa uu kafiishay xaflada calan saarka. Calanku waxa uu dul babadday…

Kobcinta Saamiga raasamaalka

Warshadaynta iyo Macdanta Minessota waxay ugu horayn sare u qaaday raasamaalka iyaddo ku iibinaysa $1 saamigiiba 1903. Sanadihii hore, waxay lama huraan ahayd faa’iido la’aan marka ay shirkaddu la halgantay. 3M waxay bixisay macaashiila…

Maaraynta biyaha Roobka Jiilka Labbaad

Safaynta Biyaha Daadka Maaraynta biyaha roobka socda waxay muhiim u tahay qorshaynta magaalada iyo daryeelka deegaanka. Goobta Beacon Bluff waxay ku sii daysaa biyo aaga ah ugu dhowaan 163 qooddi oo biyaha roobka oo u qulqula dhanka dhuunta dhulka…

Gita Ghei

Bubblicious 2014 Qalabka: birta, almuuniyam, nalka soolarkaShaqada fanka aalada saacada sheegtay waxay muujisaa muuqaalka sawirka ah ama xawayaanka jidhkiisu uuka koobanyahay 90% ama biyo ka badan - jeliga, falaadhaha, iyo barkin…

PHILIP BLACKBURN

Qaybta Mashruuca 2015 Qalabka: Birta Corten, birta aan daxalka lahayn ee dhalaalaysa, quruurada labbada midab leh, birta dahaadhka naxaasta ah leh, 3M lebenka sama ta bixinta, bir tayadeedu hoosayso, dhagax kuwaartis ah, godadka rabadhka qayb…