Featured Stories: 6
Stories
Sheekada 3M – Ka unkankii 3m gudaha Saint Paul
Laga bilaabo Hal wax soo saar ilaa Kumanyaal
3M waxay lahayd bilowgeedii 1902 goob yar oo ku taala waqooyiga Minnesota. 3m xarumaheeda Saint Paul waxay kobceen si ay u noqdaan wadnaha shirkada wayn intiii u dhexaysay 1910 ilaa 1962.
Waxaa la…
3M & Saint Paul – Taariikhda 3M Saint Paul Xafiiska iyo Warshada
1910-19623M waxay ku taalay Dhinaca Bari ee Saint Paul ugu badnaan 100 sanadood oo shirkadu waxay saldhig ku lahayd ilaa 1962. Markaas dhex safarto goobta xarunta taariikhiga ah ee 2M, waxaad la kulmi doontaa taxane fareemo sawiro ku muujinsanyihiin…
3M Waxay ka qayb qaadatay Bulshadda
3M Waxay ka qayb qaadatay Bulshadda
“Ku tabaruca, iyo ka qayb galka mashaariicda madaniga ah, 3M iyo shaqaalaha 3M waxay caawisay inay xoojiso xidhiidhka ah xidhiidhka bulshadda. Sifadan qaarka ah ee tabaruca 3M ee bulshooyinka badan taas oo ay…
Suuq gaynta 3M & Alaabteeda – ABUURISTA SAWIRKA, U SHEEGIDA ADDUUNKA
Alaabta Warshadaha & Ganacsiga
Iibiyayaashu waxay aahaayeen suuq geeyayaasha koowaad ee warqaddaha baalayska 3M iyo marada baaleeska “Three-M-ite”. Ka dib hogaankii William L. McKnight iyo Archibald G. Bush, waxay tegeen qalabka guryaha iyo…
Abuurka & Horumarka 3M – 900 BUSH AVENUE: GURIGA CIMI BAADHIDU DHISTAY
Sanadihii hore ee Saint Paul
Marka Shirkada Macdanta iyo Warshadaynta Minnesota ay ka soo guurtay Duluth una soo guurtay Saint Paul 1920, dhammaan xafiisyada shirkada iyo hawlagalada warshadaynta waxaa hoy u ahayd dhisme yar oo ku yalay Forest…
Gita Ghei – Bubblicious, 2014
Bubblicious 2014 Qalabka: birta, almuuniyam, nalka soolarkaShaqada fanka aalada saacada sheegtay waxay muujisaa muuqaalka sawirka ah ama xawayaanka jidhkiisu uuka koobanyahay 90% ama biyo ka badan - jeliga, falaadhaha, iyo barkin…