Kobcinta Saamiga raasamaalka
Text
Warshadaynta iyo Macdanta Minessota waxay ugu horayn sare u qaaday raasamaalka iyaddo ku iibinaysa $1 saamigiiba 1903. Sanadihii hore, waxay lama huraan ahayd faa’iido la’aan marka ay shirkaddu la halgantay. 3M waxay bixisay macaashiila qaybsanayay ee saddex biloodlaha ahaa ee 6 senti saamgiiba 1961 oo waxay bixinaysay macaashka la qaybsado saddex bilood oo kasta ilaa markaa.
1952, wakhtigii shirkada sanad guuradeedii 50naad ahayd, sheekada waxa la sheegay qoyska kuwaas oo helay 1,500 saami saamiyada 3M oo la iibsaday 1906. Maalgelintii u horaysay ee $1,500 waxay u kobocday 48,000 saami iyaddoo saamiga la kala qaybiyaya iyo dib u maalgelnta. Wadarta guud ee macaash qaybsga saamiga waxay ka badnayn $340,000.
Saamiga 3M waxay markii ugu horaysay lagu kala gancsaday Suuqa Isku beddelka Saamiyada New York Janaayo 14, 1946.
Qorshaha shaqaalaha iibsiga saamiga u horeeyay waxaa la bixiyay 1928 qiima ah $10 saamigiiba. Shaqaalaha sodon yo sideed xafiis, iyo shaybaadhku, shaqaalaha todoba warshadood, iyo shaqaalaha sodon iyo saddex laamood ayaa ku biiray.
1949, 3M waxay bilwoday qorshe iib saami oo shaqaalaha ah oo kale iyaddoo ka jaraysay musharka iyo amaahda caddanka ah. Saamiga waxaa lagu qiimeeya $71 saamigiiba. Wakhtigi 75 guuraii shirkada, hal saami waxay noqontay 48 saam marka saami kala qaybinta, la qiimaha wadarra guud ee $2,400.