3M & Dagaalkii Addunka II Alaabta la soo saaray

Xabagta 3M

Alaabta 3M waxaa loo isticmaalay isticmaalo cusub iyo kuwa kalana waa la sameeyay sidii qayb dedaalka dagaalka ah.

In ka badan 100 nooc oo kala duwan oo xabagta “Scotch” ah ayaa la sameeyay oo la warshadeeyay si loo caawiyo wax soo saarka dagaalka. Waxaa loo isticmaalay meel ku xabagaynta, aqoonsiga qaybaha, haynta qalabka, ilaalinta, iyo ku duubitaanka.

Xabagta khafiifka ah ee “Scotch” iyo xabagta lagu dhejiyo qaybta aan la rinjiyaynayn “Scotch” waxay ahaayeen kuwii hore oo diyaara oo isticmaalo cusub loogu sameeyay wax soo saarka militariga.

“Scotch” Xabagta Labada Dhinac leh, ee wadata xabagta labbada dhinac, waxay ahayd wax soo saar cusub.
 
Xabagta “Scotch” Acetate Fibre Riveters’ waxaa loo sameeyay si ay u hayso biinanka labba qaybood isku haya ee laynka ku wada jira muddada nidaamka xidhida, marka xabagta khafiifka ah ay aad isugu mulaaqanto oo ay khafiifto.

“Badbaadada- Socodka,” qalabka oogada aan siibashada lahayn, waxaa si aad ah loogu isticmaalay maraakiibta iyo sagxada warshada. 

“Scotchlite,” taas oo lagu bilaabay calaamadaha iyo calaamadah wadooyinka, si la mid ah waxay ahayd mid waxtar u leh calaamadinta diyaarada, baabuurta ciidanka, garoomada lagu soo dego, iyo dhabooyinka taangiga.

Baaleeska 3M

Baaleeska lama dayicin. Qayb cusub, Injneerada Qaababka cusub, waxay sameeyeen mashiino cusub, ay ka mid tahay burburiyaasha oo kala duwan iyo suumanka dahaadhka leh ee baaleeska si loo dardar geliyo wax soo saarka warshada.

Xabuubka & Xabgata 3M

Shaybaadada 3M. saynisyanahda waxay sameeyaya xabuub aan rabadh ahayn si loo soo saaro xabagta lagu isticmaalo samaynta maraakiibta, diyaaradaha, iyo qalabka militariga.

Images

Map